Tirada dadka uu haleelay cudurka COVID-19 oo gaartay heerkii ugu sareeyey

Sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda Johns Hopkins tirada guud ee kiisaska Coronaviris ayaa gaartay hal milyan dunida oo dhan. In ka badan 51,000 oo qof ayaa dhimatay halka 208,000 kun oo qofna ay ka caafimaadeen Fayraska Corona, waa sida lagu sheegay tirakoobka Jaamacadda. Mareykanka ayaa hogaaminaya tirada guud ee dadka uu … Continue reading Tirada dadka uu haleelay cudurka COVID-19 oo gaartay heerkii ugu sareeyey